Talk:Buq Aqable
Hadal ku darBuq aqable Buq aqable Waa Degmo ka mid ah degmooyinka gobolka Hiiraan, waxeey 90-km dhanka koonfureed ka jirtaa xarunta goblka Hiiraan ee Beledweyne, dhanka waqooyi galbeedna waxeey 40-km u jirtaa Degmada Buuloburde. Degmada waxeey caan ku tahay in ay tahay Xarunta Ugaasyada Beesha Gaaljecel. Dhaqaalaha iyo Waxbarashada. Degmada dhaqaalaheeda waxuu ku tiirsanyahay ganacsiga, xoola dhaqashada iyo beeraha intaba, waxuu ganacsigeeda ku xeran yahay magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne. Dhanka waxbarashada degmada waxaa lagu tiriyaa iney tahay meelaha fara ku tiriska ah ee xagga waxbarashada ka dhisan, marka la eego gobolka, waxeey leedahay Dugsi hoose/dhexe iyo sare ah (Mercy Primary & Secondary School), waxeey kaloo leedahay Macaahid lagu barto luqadaha iyo Diinta, waxeey caan ku tahay barashada Diinta iyo ku dhaqankeeda.
Start a discussion about Buq Aqable
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. You can use this page to start a discussion with others about how to improve Buq Aqable.