Talk:Busbus

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Busbus waxaa lagu dhahaa luqada englishka chicken pox. waa cudur aad leysaga kudbiyo karo kaas oo gala bahda loo yaqaan VZV. busbuska calamadihiisa tan ugu weyn waa maqaarka oo eey kasoo baxaan dhibco dhibco cassan ah ama gaduudan. calaamadaha kale waxaa ka mid ah. madax xanuun, lalabo, wax cunitaanka oo hoos u dhoco. hadaba cudurka busbuska waa cudur laga hortegi karo kaasona leh tallal la siiyo caruurta. inta badan dadku waxeey isku qaldaan busbuska iyo maqaar oo ifekshin kasoo dhasho ama dermetitis, tasoo qatar gelin karta qofka ow haayo bususka. hadba cudurka bubusku malahan daawo dhab ah oo dadka lasiiyo. hadaba waxaa jira dawoyin lagula tacaalo busbuska sida dawoyinka looyaqaan NSAIDS kuwaas oo kaa cawinaya inow yarado heerka dhawac ee ow keenayo bubuska iyo daawooyinka kale ee loo isticmaalo qandho jebinta sid aspirin,paracetamol iyo iburbrufen. f.g. hadaba caruurta da doodu kayartahay 6 sano lama siin karo aspirin ama asperinka, maxaayeelay waxuu ku keenaa cudur qatar ah oo looyaqaan "reye's syndrome"