Talk:Nabadsuge
Hadal ku darAppearance
(Waxaa laga soo toosiyay Talk:Ciidanka Nabad Sugida)
Faalladii ugu dambaysay: 10 sannadood kahor ee Ismail4all qodobka Ciwaanka Bogan waa Khalad
Ciwaanka Bogan waa Khalad
[wax ka badal xogta]- Ciwaanka bogan wuxuu ku haboonaa Ciidanka Nabadsugida ama Ciidanka Nabadgelyada. Ereyga Booliis waa luuqad qalaad mana ahan Af Soomaali. Dadka awooda u leh waxaan ka codsanayaa ineey bedelaan ciwaanka bogan, kana dhigaan midka ugu haboon ee Af Soomaali ah.
- Mahadsanid
- Ismail Suge (talk) 02:48, 16 Sebteembar 2015 (UTC)