Talk:Dhaqaale

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia


awdal: l gobolka awdal waa mid kamida ah 18 gobol ee somalia ka kobantahay wuxuuna baaxad ahaan dhanyahay 34000km oo labajibaar ah waxaa caasima u ah magaalada borama waxaa dagaan ahaan iska leh borama dir siiba beesha samaron siciid waxaa caasimada labaad tahay saylac o ah magaalo qadiimi ah o beesha ciise ay dagaan uleedahay waana meesha ugaaska ciisaha lagu calemasaro in kasta oo ayna heelin magaaladani daryeel xiligi kacaanka iyo wixi kadanbeeyay wuxuu gobolku uqaybsanyahay ciise iyo samaron dhulka ciisuhu waa lawyacade ,ashacade,saylac,lughaya ,ceelshekh ,ceel lahelay,gerisa,garbadadar,gargaara,calixaydh,hulka,iyo qaarkale. Samaronka deegaankisu waa borama iyo baki,o kali ah