Talk:Dir

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Asc ugu horeen aadban ininkaga mahad celinayaa inaad ii texgaliseen inaan qoraal ini soo qoro markaan intaas uga gudbo odaygii dir ahaa waxuu dhalay afar wiil oo kala ah madoowe dir madaxweyne dir madaluug dir iyo mahe dir aan kasoo qatee mahe dir waxuu dhalay surre iyo xiniftire xiniftirena wuxuu dhalay biyamaal maxamed isaaq maxamed sidoo kale surre waxuu dhalay cabdale iyo qubeys marka isaaq intuu yimid oo dir u yimid kama uusan guursan gabar haga wax iska qilafayaanna waa daroodka oo sidaas oo kale uu asna ku andacoodo inuu dir gabar ka guursadey waxaasna waa wax kama jiraan dir wax gabar ahna ma dhalin wilal oo kaliya buu dhalay aadbaadna u mahadsan tahay isaaquna waa isaaq maxamed xiniftire mahe dir 192.145.173.203 22:10, 14 Agoosto 2022 (UTC)[reply]