Talk:Faadumo Maandeeq

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Talk:Faadumo Cabdilahi Maandeeq)

Faadumo cabdullaahi Maandeeq waxay fanka soo gashay ayagoo ay jiraan hablo fanaaniin oo caan ah heestii ugu horreysay ay qaado maandeeq waxaa la jiibinayaayey magool , baxsan, gaduudo carwo iyo marwo mohamed oo radio hargeisa ka shaqeeynaay. halka radio muqdisho ka heesayeen daleys , duniya iyo caasho cabdow. iyada markay soo gashay fanka ka bacdi waxaa yimid aamina cabdullaahi ,hibo mohamed, maryam mursal markaa kaddib waxaa fanka soo galay zahra axmed oo markii hore ciyaaraha dhaqanka ku jirtay oo maandeeq tiri codkaaga waa wanaagsan yahay waana heesi kartaa zahra axmed. markaas ka bacdi waxaay yimid qamar, zeinab cige ,shankaroon, qalanjo, saado cali, kinzi aden iyo khadra daahir oo ugu dambeysay gabdhaha caanka ah. ka bacdi waxaa yimid khadija hiiraan, binti cumar gacal ,xabiibo xasan tooxow, faadumo haldhaa iyo nico yaasiin. markii hore gabdhaha wey heesi jireen kaliya riwaayad ma dhagi jirin iyadoo ooy joogeen gabdho caan ah sida gadudo, marwo.magool, daleys iyo duniyo laakiin markii ay maandeeq timid hab wanaag ilaaheey u dhaiyey qurux aan caadi aheyn ayaa waxaa la gartay in maandeeq riwaayad matasho. waxaa kale maandeeq soo weheliyey quruxda qalajo iyo saado cali.habka luqunta heesaha hanaanka iyo laafyaha talaabada habsima baa malyuun hibo la siistaa hubkeey xiratay maandeeq oo ay erayadaan ku luuqeeyeeyay tubeec laakiin mohd saluyman ka hadlin maandeeq laakiin abwaanka uu ka waday maandeeq. heesaha ay la qaaday boqorka cadka waxaa heesha ku jiray riwaayaddii alle aamin ma iisho oo dhan oo ay ka mid ahaayeen gareyska ,bal eega iyo tooga. riwaayadii aabaheey ka samaray adiga oo ay ka mid ahaayeen durdurkii markuu guray iyo guryo samo iyo riwaayaddii jacay boob uma baana sia mininkiinii, waqtigu na soo gaar iyo neyruus. mohamed ahmed waxay la heestay bal kaalay bilanow. ahmed cali cigaal heeshaha aabaheey ka samray oo dhan sida samiree iyo gurysamo. qalinle maaduu ahaay xalay. ahmed gacayte waxay la heestay heesihi riwaayadii gaal iyo m uslim sida sixir jacayl. cabdikhadar xasan waxay la heestay u hub qaado iyo waanwaan. sooraan waxy la heestay waa kugu tacab khasaaree .cabdulaahi yuusuf hanuuniye waxay la heestay caruurtuu markay dhashaan iyo gacal iyo goor iyo ayaan. cabdulkhadir jubba hees nabi amaan iyo hees hees jacayl. cabdi cali baacalwaan heesahii ku jray riwaayadii dheeho dhaaxo oloshay waa lagaa dhilanaa sida inaad geesi curad tahay. daud cali cali musxaf iyo cabdihakim fara yare iyo cabdi caabi waxay la qaaday caawaan dadab galeynaa. gujis heeo hore oo badan. salaad darbi waxay la heestay awlaad jacayl iyo ugaasooy.iyo fanaaniin badan .heeshaheeda waxay u badnaayeen jacay sida hilinka, nabsi , habeenkii dheeriyo, gadudo ayaa tiri, kugu gooni, waxa nool iyo qaraami oo dhan. heesha kale bulsha yahay baa kaalay oo ay la qaaday zahra ahmed iyo amina abdulahi. qaaxo kama fogaadee ay la qaaday magool iyo hibo, shankaroon ay la qaaday nabi amaan iyo hees jacayl. calanka way i heestay iyo dhulkaba .heesahii somali galbeed waxey u heestay heesaha dhiidhiga ,dheeha iyo wardi. heeshaha waxaa ka mid ah gacmahaan wax isu goyniin gacalkaan isu gargaarin.

maandeeq waxay meteshay riwaayadii xuud baa laqay jacaylkii oo ay meteshay doorkii qalajo halka saado cali gashay doorkii duniya. heesaha waxay la qaaday faarax guuleed sida ballantu waa adiga iyo gabar ooysay waa ceeb iyo caku barashadaadii ooy dhamaan heesaha macaysay halka saado calina ay qaaday sheekheeyga caashaqa oo ay la qaaday rooraaye. boqradda codka iyo quruxda waqtigeedii maandeeq.

aad iyo aad ayuu mahadsanyahay qofkii soo geliayay heestii nayruus oo ay wada qaadayeen maandeeq iyo tubeec maasha allah cod macaan maandeeq qof kastana waa wuu garan karaa faraqa u dhaxeeya fanaantii kale markay la heeseeyiin tubeec sida maandeeq oo ay ula keentay.waxaan kale oo aan codsanaeynaa heesaha oo dhan oo ay maandeeq la qaadayso tubeec sida heesaha riwaayadahii jacayl boob uma baahna ,alle aamin ma iisho oo dhan iyo aabaheey ka samraye adiga oo dhan tubeec oo qaadaya durdurkii markuu guray iyo cigaal oo qaadayo guryasammo , heesaha waa badnaayeen kulli waan u baahanay. geeri doontee oo ay maandeeq qaadeyso waa codsi .maandeeq heesaheeda waxay u badnaayeen jacayl iyo kuwa calanta iyo dhulka halka magool iyo cigaal u badnaayeen kuwa kacaanka. maandeeq hal hees ayay la qaaday zahra axmed iyo amina cabdulaahi oo la oran bulsho yahay bal kaalaya oo ahaay kacaan.maandeeq boqoradii codka iyo quruxda allaha xafid.sida hadraawi yiri magool, maandeeq, hibo,zahra, khadra iyo faadumo intuba waa hablaha soomaaliya ugu cod mac laakiin waxaa i cajabisay inanta codka natureka dahabiga leh faadumo ina kidmaster maandeeq.

cumar seerbiya aad iyo aad u mahadsantahay heestii nayruus ee maandeeq iyo tubeec thank you very much bro.

codsi heesaha maandeeq ay la ragga fanaaniinta caanka ka ah soomaaliya[wax ka badal xogta]

waxaan walaal cumar seerbiya kaa codsanaa dhamaan heeshaha talantaaliga oo ay maandeeq la heestay ragga sida cusmaan gacanlow, cabdi tahlil, cabdulkhadir jubba, cabdi cali baacalwaan, rooraaye , mohamed ahmed iyo kuwii aan horey kaaga soo codanay sida heesaha aabaheey ka samraye adiga oo ay heeseeyso axmed cali cigaal oo dhan iyo kuwii tubeec ay la qaaday oo dhan oo 20 hees dhaafay . heesahii soomaali galbeed oo maandeeq kuu luuqanayso sida dheehaay dhaaxa oloshayee waa lagaa dhalinee. thanks.

waxaan codsanayaa inaan helno heesha maandeeq ay qaaday oo dhan kuwa lagu maqlin iyo kuwa kaleba please cumar seerbiya.

waad mahadsantahiin heestii jaallayaal ma barideen iyo faadum cabdulaahi maandeeq iyo cabdi cali baacalwaan. waxaan ka codsanayaa cumar seerbiya riwaayadaha ay maandeeq meteshay oo dhan heesaheeda oo dhameystiran sababtoo ah waxaad soo galisay riwaayadii aabaheey ka samraye adiga oo aad heesaha u soo galisay oo aan dhameystirneen maandeeq riwaayadaan laba fanaan ay meteshay mar tubeec oo ah sanadkii 1973 iyo cigaal oo ah sanadkii 1974 waana xauustaa anigoo oo aan garin 10 sano oo ay markii ugu horeysay magool la heeseeysay gacanlow laakiin magool ka baxday riwaayada oo ay bedeleen khadiijo fooday marna qalanjo marka waxaa ka dhiman laba hees oo ay qaadayso maandeeq oo ay la qaadayaan marna tubeec marna cigaal ma aheyn heesaha guryosamo iyo durdurkii kaliya marka laba hees ayaa ka dhiman . midda kale riwaayaddii jacayl boob uma baahna oo seddex mar kala meteleen fanaaniinta kala dhinaca gabdhaha maandeeq, magool iyo khadra dahir , ragana tubeec iyo cigaal, marka waxaan u baahanay maandeeq oo qaadayso mininkiinnii, sida sida, neyruus, waqtigu na soo gaar, u hub qaado iyo waanwaan.waxaan kae oo aan baahanay heesaha oo ay maandeeq la qaado gaduudo carwo sida waa aduunyada filim ,wacaneey waaxdeydii midigee oo ay maandeeq la qaadayso amina cabdulaahi . marka maandeeq heesaheeda waa badan yahiin kuwa ay la qaado shankroon, hibo, magool, baxasn, qamar, saado,khadra dahir , zahra axmed iyo kuwa kale. marka heesaha maandeeq waa qayb ka mid qiimaha fanka soomaliyeed waayo codkeeda waa ka duwan yahay hablaha kale waayo waxuu ahaa cod dumar naxariis oo xabeed mac ku jrtay mar uu ka hadlaayey abwaan turaabi codadka dumarka waxuu cadeeyay in marwo mohamed inay aheyd maandeeqdii labaad marka halkaas waxaa ku cad maandeeq inay aheyd boqorada codka hablaha soomaaliyeed, waxaana loo baahan yahay in buug laga qoro waayo waa qiimo weyn oo ka mid tiirarka fanka soomaaliyeed. thanks. waahwaah heesaha faadumo cabdulaahi ay la qaado ragga oo aad u fara badan islamarkaana kuwa ay la qaado hablaha waaberi oo aad u fara badan laga bilaabo ilaa hadda waxaan maqalnay afar hees oo ay la qaado shankaroon , laba hees oo ay la qaado baxsan, amina cabdulaahi iyo zahra axmed oo ay la qaaday labo hees, sidoo kale oo ay maandeeq la qaaday khadra dahir, qalanjo, qamar, saado cali, binti cumar gacal,cadar kaahin,hibo mohamed,magool, duniya, faadumo qasim, caasho cabdow, gaduudo carwo iyo kuwa kale oo badan marka maandeeq meeqa hees ay qaaday jawaabta waa badan yahiin qaraami wadani jacayl. marka waxaan codsaneynaa inaan maqlno kulli thanks. waxaan codsananeynaa inaan maqalno heesahii ay qaaday showgii maandeeq oo ahaay dadka muusik tumaayey kulli hablo cod iyo mmqaal waxayna aheyd fikrad fariid ah oo ka duwan fanaaniinta kale waayo maandeeq waxay leedahay xis dareen iyo cod dumar xeraga meesha ka haysto qofna keeni karin thanks.waaad ku mahadsantahiin heesaha ay la qaado shankaroon sida afgobaabsi iyo meerto . daa,in ilaahow ay la qaado baxsan iyo heeso kale oo ay qaado maandeeq sida subaxoo, darandooriyaa, markuu roobka hooroo iwm. marka waxaan idiinka codsaneynaa heesaha ay la qaado rag ka badan 20 iyo hablaha waaberi oo ay mid mid ula heesto. thanks. waxaan codsanayaa heesahii ku jray riwaayadii oo maandeeq la meteshay baacalwaan oo uu sungub lahaa. waaad ku mahasantahiin heestii ha rafaadin caashaqa ee maandeeq iyo baacalwaan.

da,da maandeeq[wax ka badal xogta]

maandeeq waxay ku dhalatay magaalada hargeysa sanadkii markuu 1944. fanka waxay soo gasahy iyada oo jirta 17 sano 1961.

waxaan ka codsanaa weriye cumar seerbiya inow noo soo bandhiga heesahii faadumo cabdulaahi maandeeq oo dhan kuwii riwaayadaha oo dhan , kuwii qaraamiga , nabi amaan iyo ramadaanka ,wadaniga iyo kuwii kacaanka oo idil .marka waxaan ka codsanaayaa weriyaasha qaarkood markay fanaaniinta weydiinaayiin da,dooda inay fahmi karaan marka haddi maandeeq soo gashay fanka bishii april 1961 ayna sheegtay inay u dheyd 17 sano oo 3 bilood dhiman imika imiseey jirtaa maandeeq waxay jirtaa 75 sano iyo 9 bilood waayo walaasheed oo iyada ku xigta oo ay dhaxayso labd sano kaliya waa dhalin yaro xaaska wasiir cabdi haybe. ilaaheey caafimaad ha siiyo maamo maandeeq. mahadsanadiin.

codsi heesaha maandeeq ay la ragga fanaaniinta caanka ka ah soomaaliya la hheestay kulli[wax ka badal xogta]

maxamed saleebaan waxay la heestay mininkiinii , sida sida geed caleyn leh ,nayruuska,waqtiga na soo gaar oo ah riwaayadii jacayl boob uma baahna. samiree, guryo samo iyo labo hees oo kale oo ku jray riwaayadii aabaheey ka samray adiga sidoo kalena axmed cali afartaba ay la heestay. cabdi khadar xasan oo ay la heestay u hub qaado iyo adna adna. cabdi cali baacalwaan oo ay la heestay jaalleyaal ma barideen, inaad geesi curad tahay iyo heesahii kuwa jiwaayadii ay asiga iyo haboon cabdulaahi. heesahii ku jiray himiladeenna oo dhan mana aqaano ragii la metelay . heesahii riwaayaddii alle aamin ma iisho oo ay la meteshay tubeec. heesaha ay la qaado mohamed yusuf, cabdi tahlil, cabdulqadir juba, cusmaan gacanlo, gujis, turaabi, gacayte , qalinle, mohamed jaamac joof, maxamed saciid gu,roonjire, dararamle iwm.  thanks.

walaalyaal waan idiin salaamay waxaan inaan idiin saxo habka aad iskugu khaldaysiin riwaayadaha iyo heesahooda. heesta wardi waxay ku jirtay riwaayad ay maandeeq la metelaysay cabdi cali baacalwaan iyo haboon cabdulaahi oo heesa badan ay la qaadeysay maandeeq baacalwaan. waxaana la metelay 1978. xuskii jacaylka waxaa la metelay 1979 waxay la heeseeysay salaad darbi. riwaayaddii aabaheey ka samray adiga waxay la meteshay tubeec mar mar kalaena cigaal heesaheeda waa badnaayeen waxaana ka mid haa guryosamo iyo samir. waxaan codsaneynaa heesihii oo dhan oo ay la qaaday cigaal iyo baacawaan riwaayadii dheeha uu la lahaa sungub. thank. waxaan codsanaynaa heesaha iyo riwwaadaha eey wda lahaayeen maandeeq iyo dararamle inaan maqlno thanks