Talk:Godaalo
Hadal ku darwaxanku bilaabayaa magaca illahay madama an nahay dad muslimina bismilahirax mani raxim dhaman bulshada ayaan waxaan rabaa in aan wax yar oo kooban ka tusaaleeyo magaalada higlabarwaqo hadan ku idhahdo higlada ha u qaadan in aan ku leeyahay higla ganbadhe waa higlabarwaqo falabadan uma bahnidin aan idiin dulmaro higlabarwaqo waxay ku caanbaxday iyo lokayshinka aykutaalo waxay ku taal bariga gobolka sool gaar ahaan wadada lamiga ah ee isku xidha sool iyo nugaal higlada wax yabaha ay canka ku tahay waxaa ka mid ah cimilada wanagsan nabada wada nolansha bulshada biyaha hodonka ah anku xusuusiyee hadaan ku kudhoho higlabarwaqo ma ahan meel bulshada lagu kala saro isla mar ahantaasna la odhankaro reer keliya aayaa digi kara waxaan tusayaa oo marladaad inin tusayaa in ay bulshadu wad degikarto laguna wada noolaankaro
Bilow dood ku saabsan Godaalo
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Adiga waxaad isticmaali kartaa boggan si aad ula bilowdo dood dadka kale oo ku saabsan sida loo horumarin karo Godaalo.