Talk:Habar Gidir
Hadal ku darHABAR GIDIR
Habargidir
[wax ka badal xogta]Inta xataa wa arkooya information badan a ka tagteen Xasanediterabgaal (wadahadal) 13:45, 27 Maarso 2022 (UTC)
xogta saxda ah
[wax ka badal xogta]Waa kuma Sacad siciid?
Sacad sidiid waa.qabiil ka tirsan beelweynta Habargidir oo isbahaysi ku yihiin magacaa, Sacad waxuu dagaa inta badan Gobalka mudug oo uu yahay qabiilka ugu dhulka wayn, galgaduud waxaa ku leeyahay degaan wayn gobolka banaadir oo beesha si fiican looga yaqaan, beeshu waxay ka soo.jeedaa qabiilka wayn ee wadalaan wadalaan waxuu dhalay daaranle daaranle waxuu dhalay daymaale iyo awrwade daymaale waxuu dhalay wadmahure waxuu dhalay gumcadle iyo yuusuf gumcadle waxuu dhalay ibraahim iyo muuse, muuse waxuu dhalay Arkaan ,waaye iyo maxamed Maxamed waxuu dhalay indhoyar, musse {kabaale}iyo SICIID oo la yaqaan SACAD.
SACAD WAXAY ISKU HOOYO YIHIIN SALEEBAAN
FIIRO GAARAH SACAD WALIGII MA SHEEGAN MADARKICIS ABTIRISKIISANA WAA HAYSTAY XOGTA AHEEGAYSA IN UU CIDKALE SHEEGTAY WAA BEEN KHIYAALIYA.
Sacad waxaa ka dhashay Cabdullahi ciise Maxamuud ra'iisulwasaarihii ugu horeeyay ee somalia Xaaji Faarah Ali Omar inkiicalanka Somalia geeyay qaramada midoobay Gen Aidiid ninkii hogaaminayay ururkii USC ka.dibna madaxtooyo fariistay,
Sacad markii loo laabto xaga taariikhda waxaa muuqata waligii in uusan cidna ku tiirsanaan waxaa arkaysaa dhamaan qabuurayaasha laga soo bilaabo faracii sacad ilaa hada mana jiraan cid kale oo habargidir ah oo ku xabaalan dhulka sacadka ka soo jeedo sacad in la ogyahay waligii cidna ma sheegan laakiin waxaa jira qabiilo yiraa Sacad waa anaga waana warar been abuur ah oo u badan magacyois lahaaday sida harti ama warsnagali, hadaba waxaan rabaa dadka dhaha saruur baayiri sacad cidiisa ha sheegto maxa kalifay Sacad waab in maxamade sidoo kale waxaa been abuur ah sacad hooyadii waa wadalaan hooyada sacad iyo saleebaan waa ASHARAAF waxaa kale oo raad lahay casho gidir magacu waa gidireey waxna ma dhalin sidaa daraadeed ayaa magaceeda isbahaysi loogu qaatay
waxaan kaloo qalinkaa ku saxayaa xoolihii Saleban waa laga dhacay ninka qoray Sacad wa la takoori jira iyo boqortooyadii sifaadle maxay igu celinwaayeen taas waxay cadaynaysaa in dacaayad tahay bal taas caksigeeda ayay wax u dheceen sifaadle ayaa sacad iyo saleban la noolaa waliba saleebaan,waxaan kaloo saxayaa Sacad Marti ma ahay ee waxuu la noolaa walaalihi marna xag hooyo marna xag aabe oo ilma gorgaarte Hiraab Daame gorgaarte iyo wadmahure daaranle gorgaarte oo dadkala fog ma ahayn saruur iyo cayr hal habeen ayay mudulood Sacad. Camiin (wadahadal) 07:09, 24 Jannaayo 2026 (UTC)