Talk:Heesta qaranka
Hadal ku darSoomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsada oo Hadba kiina taagdaran oo Taageera waligiinee Idinkaa isu tooqaayoo Idinkaa isu taamaayee Aadamuhu tacliin barayoo Waddankiisa taamyeeloo Sharcigaa isku kiin tolayoo Luuqadaa tuwaaxid ahoo Arligiina taaka ahoo Kuma kala tegeysaan oo Tiro ari ah oo dhaxalaa Sideed laydin soo tubayoo Ninba toban la meel marayoo Cadowgiin idiin talin oo Tuldo geel ah oo dhacan baad Toogasho u badheedhanee Ma dehulkaas dhanee tegeybaan Niinna dhagax u tuurayn Quaran aan hubkuu tumayo Tooreyda dhaafayn Oo aan taar samayn karin Uur kutaallo weynaa Hadba waxaan la taahaayoo Togagga uga qayshaa Nin dalkiisii cadow taaboo U tol waayey baan ahayee Marba waxaan laa ooyaayoo Oo ilmadu iiga qubataa Iqtiyaar niin loo diidoo La addoon sadaan ahayee
Start a discussion about Heesta qaranka
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. You can use this page to start a discussion with others about how to improve Heesta qaranka.