Talk:Horn Cable TV

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Talk:Home cable tv hargeisa)

Waxaa maqaalkaan ka dhiman in la qoro waxyaabaha ka dhigaya mid lagu kalsoonaan karo tusaale ahaan

Waxaa loo baahanyahay:

  • Tv-ga waxa uu qabto, Warar ama wax kale
  • Hal ku dhegge
  • Xiliga la sameeyey
  • Milkiilaha
  • Miisaaniyadda
  • Xarunta Tv-ga
  • Maamulaha
  • Nuuca
  • hadii uu jiro web laga daawan karo
  • Nuuca satalite-ka

Abshirdheere 09:06, 31 May 2013 (UTC)