Jump to content

Talk:Khadra daahir cige

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
Khadra Dahir sida salah qasim sheegay iyadoo inan yar ah oo arday ah salah arkay heesaha octoberka markaas la dhacay codkeeda markii la gaaray riwaayadii dab jacayl kari waa oo ay zahra uurkeeeda weynaaday lagu bedelay khadro sidii iyadoo fanaanad weyn ah lana yiri waxba ka tuugi meyso magool,maandeeq,hibo iyo zahra ahmed oo ah hablaha ugu cod fiican waxa soomaaliga ku heeso oo ay tahay hablaha codka natureka leh sida hibo iyo maandeeq oo aan codka barxin sida hadraawi sheegay. magool waxay bilowday fanka 1957 marka waxa ku qoran internetka waxba kama jiraan in magaool dhalatay sanadka markuu ahaa 1948 marka iyada oo 9 jir miyey bilowday. khadra heeshaheeda waxaad dareemeeysaa cod dumar oo mac sida maandeeq iyo hibo.ragga ay heestay axmed cali cigaal oo ay ugu yaraan la meteshaay 10 riwaayad sida jihaad iyo jacayl oo ay ku jireen baxsan, rooraaye iyo cigaal, heesaheeda waxaa ka mid ah carrigoo barwaaqo ah , haddii guulle ina xoreeyay, eeyahaa gar qaado iwm. waxaa kale oo ay la meteshay riawaayad kale cigaal, rooraaraaye iyo qamar heesaha waxaa ka mid ahaa dhirta kale udgoon badan, cagta saar, iwm. waxaa kale jirtay riwaayad kale oo ay la meteshay salah qasim iyo cigaal(biyo sare tagay waa la sugayaaye}.waxaa kale oo jrtay riwaayad ma sugto meeher ma leh waxaa la metelay cigaal khadija fooday,baastoow. waxaa kae oo jirtay riwaayad kale oo ay la meteshay baacalwaan, zahra ahmed iyo cigaal heesha waxaa ka mid ahaa walba nin waa yiri adiguba ha is cunsiin waraabaha, cabasho,badda guuxa weyn, marti goor xun socotoba oo ay dhamaantood la heesaysay fanaaniinta aan horey soo xusay.

Start a discussion about Khadra daahir cige

Start a discussion