Talk:Lughaya
Hadal ku darMuuqaal
Lughaya waa magaalo xeebeed oo kutaala gobolka salal waxaa daga ciise waana xarunta badaraxaan waxaa hoosyimaada dagmoyin badan sida sabawanaag ,hadayte,cabdi geedi,ceelsheekh,ceel lahelay,bulaxaar,iyo boqolaal tulo .waxay qani kutahay lughaya khayraadka bada waa magalo wayn inkasta oo dagaaladi dawladi kacaanka lalagalay ay ka barakiciyeen dad kabadan 70kun o jabuu ti xerada holhol iyo cali cade ku jira walina an loosamayn dib udajin
Bilow dood ku saabsan Lughaya
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Adiga waxaad isticmaali kartaa boggan si aad ula bilowdo dood dadka kale oo ku saabsan sida loo horumarin karo Lughaya.