U bood nuxurka

Talk:Marka

Nuxurka bogan laguma taageero luqado kale.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Qabiilada dega kuwa uu xusey qoraaga way jiraan wana qiibilo yimid mar dambe waxaan ahayn Sheekhaasha loo yaqaano Gandarshe . Qabiilada dega ama asalka ah waa qabiilada loo yaqaano Gibil cad,waana qabiilo ka kooban ilaa 12 qabiil sida Shanshiye, Duroqbo; Asharaf bani xasan (Al Ahdal);Asaharaf Calawi ; Xaatin ; Gaameedle ;Sheeqaal Gandarshe ;reer dhanaane.Reer maanyo waa dhowr qabiil oo looga naaneesey badda qaar waxay sheegtaan Ajuuraan Ama Biimaal waxaa la sheegaa in ay dejiyeen Sheeqaal gandarshe.

Bilow dood ku saabsan Marka

Bilow dood