Talk:Reer maxamed aadan/leelkase
Hadal ku darReer maxamad aadan wa beel kamida beelaha leelkase waana beel ku caan baxday sugaanta iyo gabayada oo waliba culumo u badan waxa ay beeshu dagta gobolo kala duwan sida mudug iyo nugaal waxayse u badantahay gobol nugaal
Reer maxamad aadan cismaan muuse cali waxa ay hoostagaan beel waynta muuse cali oo ah kuwa ugu badan beelaha leelkase. Reer maxamad aadan waxa uu u kala baxaa
....guuleed maxamad ....xildiid maxamad
reer guuleed maxamad waxa ay u kala baxaan
reer samatar guuleed(reer carab) reer maxamuud guuleed
Maxamuud guuleed waxa u dhalay faarax maxamuud waxa uuna u kala baxaa
muuse faarax(reer cawdgale) ciise faarax yuusuf faarax shire faarax
Reer cawdgale wa jifada ugu badan reer guuleed maxamad waxa ayna u kala baxaan
..reer nuux reer axmad reer xirsi reer cawad reer maxamad
waana jifo si khaasa ugu caan baxday suugaanta iyo gabayada reer faarax maxamuud waxa ay deegaan ahaan dagaan gobol nugaal degmooyin ka tirsan sida garoowe,ayl iyo qarxis waana jifada ugu badan reer guuleed maxamed aadan
Start a discussion about Reer maxamed aadan/leelkase
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. You can use this page to start a discussion with others about how to improve Reer maxamed aadan/leelkase.