Talk:SSC (dhulka Darawiish)

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Talk:SSC)

Waa qalad in SSC loogu yeero arkagaxiso sababtoo ah waa dad aa rabin in dhulkooda la maamulo.Sababta ee u dagaalamaayaan waa in dhulkooda la soo faragashan ama la maamulin. Hadii faraha laga qaado wax dhibaato oo imaanaayo malahan. SSC waxaa la dhahaa dhamaan shacabka ku nool gobolada sool,sanaag iyo cayn, maamulka somaliland waxa ee la qeelinaayaan waa rabitaanka ee rabaan in dhulkaas ee maamulaan, waana wax qalad ah.

xaasha Somaliland ssc oo kale lama qayliso dhamaan xuduuda wadankana waxa jooga ciidamada qalabka sida shacbak kunool sool iyo sanaag iyo cayna way kadharag sanyihiin muwaadinimada,mana rabaan wax wadankooda iyo nabadooda kkhal khal galiya. Somaliland boos kumalaha qof yar oo qabyaaladi wadaa SSc wakhtigaa cadeeyay aweelba waxay ahaayeen afar midh oo ciida somaliland dhuumalaysi kusoo gali jiray laakiin shacabaka ayaa cadeeyaya in uu yahay mid feejig oo aan la kahldi karin.aweelba waxaa cadayd in ay ahaayeen afar dabaal oo lagu adeegsanayay cidii somaliland neceb shacabka somaliland waxa ay leeyihiin keena kun ssc anagu waxa aanu nahay buur buurna dabayli mariixdo