Talk:Samaroonka
Hadal ku darAppearance
horta maxaa la isku diidayaa maxaana la isku xaasidaa samaroon ALLE haduu ka dhigay dad dadka ugu aqoonta badan ugu wanaagsan in loo diido xaq may tahay xagiisa ,,axmed guray ayay idhaahdeen mareexaan ayuu ka dhashay war mareexanku laf ka mid ah inuu yahay oo samaroon ah shiki kuma jiro .. wax lala yaabo weyaan ..
Start a discussion about Samaroonka
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. You can use this page to start a discussion with others about how to improve Samaroonka.