Jump to content

Talk:Muuse Goodaad

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Talk:Sheekh Muuse Jaamac Goodaad)
Faalladii ugu dambaysay: 5 sannadood kahor ee Ismail4all qodobka Magaca ha bedelin

Magaca ha bedelin

[wax ka badal xogta]

Salaan sxb Nalatrugareeysta, waxaan kaa codsanayaa inaad boggan ka dhaafto wareejinta magaca sababtoo ah dadka Soomaalida ah waxay isku aqoonsadaan magaca oo dhamaystiran (sadex magac ee qofka), sidaas darteed ka dhaaf inaad bedesho magaca boggan. Hadii aad aqoon uleedahay waad balaadhin kartaa qoraalka bogga. Mahadsanid. Ismail4all (wadahadal) 23:29, 5 Oktoobar 2020 (UTC)Reply