Jump to content

Talk:Sonkor qadi

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia
faalladii ugu dambaysay: 10 sannadood kahor ee Ismail4all

Deegaanada Waqooyiga Soomaaliya, Jabuuti ilaa Soomaali Galbeed (Itoobiya) waxaa la isticmaala ereyga Sonkor qadi; sidaas ay tahay waxaa laga yaabaa inuu jiro magac kale oo laga isticmaalo deegaanada kale ee dadka Soomaalidu ku dhaqan tahay. Hadii aad taqaano magac kale oo loo yaqaano sonkor qadida fadlan bogan ku qor, si aan uga wada hadalno.
Mahadsanid
Ismail Suge (talk) 02:33, 14 Diseembar 2015 (UTC)Reply