Talk:Sool

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Gobolka sool Waxaan la magaacaabaz Sanadkii 1984, waxaa isku mar la magacabay Awal izo Sool

Waa sidee xaalada gobolka sool ??[wax ka badal xogta]

waxa jira dad intay iska soo galaan yagoon akhriyin qoraalka hore waxay doonaan iskaga faygaraya. gobolkan sool waa gobol lagu muransanyahay waxaana fiican inaynanu xaalada dhabta ah ee meesha ka jirta wax ka turjumaya meesha ku qorno. sidaynu wada ognahay waxa gobolkan 4tiisa degmadaba ka taliya somaliland waxa yaguna sheegta puntland iyo khaatumo oo saamayn weyn kuleh. waa inaynu kaalinta mid kastaaa ku leeyahay meesha ku qornaa si aynu xal uga gaadhno. looma baahna inaynu qiiro iyo nin wala wuxu jecelyahay meesha lasoo galno. runtu cadaalad darro maaha xitaa hadii aanay kaa farxinayn, laakiin been abuurkaa cadaalad darro ah, aynu runta sheegno.Gidaration (talk) 20:00, 17 Nofeembar 2014 (UTC)[reply]