Jump to content

Talk:Suugaanta Reer Almis

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Ahmed xirsi dhooldahable

[wax ka badal xogta]

Waa AUN Xaaji Axmed Xirsi Cilmi( Dhool-Dahable).  Xaajigu waxa uu ka mid ahaa dadka taariikhda faca weyn ku dhex leh bulshadeena Soomaaliland.   Waxa uu ka mid ahaa dadkii badmareenka noqday xili dadkeenuba u badnaayeen baadiyaha iyo xoolo dhaqato, oo nolosha magaalooyinkuba aanay jirin amaba iska yarayd.  

AUN Dhool-dahable  waxa lagu tiriyaa inuu ilbaxnimo badan oo uu qurbaha kala yimid dadkeena ku soo kordhiyey.  Xili ku  aadan inta u dhaxaysa 1912- 1918 ayuu ka soo laabtay dalka Maraykanka, isaga oo markii horena daganaan jiray dalka Boqortooyadda Ingiriska.

waxaanu ku biirey ururki dhaq-dhaqaaqa ee SNM isagoo kaalmo buuxa ka qaatay hadi noqoto dhaqaale iyo taageero kaleba. 185.200.234.9 04:41, 12 Luuliyo ama Luulyo 2025 (UTC)