Talk:Tirakoobka daljoogaha Soomaaliya
Hadal ku darAppearance
Faalladii ugu dambaysay: 5 sannadood kahor ee Ismail4all qodobka Khaladka jooji
Khaladka jooji
[wax ka badal xogta]Waan ku salaalay Abdirahman Koonfuri, waxaan kaaga digayaa inaad boggaga ku darto warbixin khalad ah. Hadda boggan waxaad ku dartey "Magacyada qabiilo badan iyo wax khalad ah." Qoraalkan wakhti badan ayaa galay waxaana loogu tallogalay inuu ahaado wax sax ah oo dadka oo dhan ka faa'iideysan karaan. Markaa jooji inaad qabiil meeshan ku amaanto. Mahadsanid, Ismail4all (wadahadal) 08:30, 8 Oktoobar 2020 (UTC)