Talk:Wikibidhiya

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Talk:Wikipedia)
            QURACLEEY FC

waa koox kamida kooxaha Kadhisan dalka dhaca Geska africa ee somaliya ☆Gobolka banaadir ☆Degmada deyniile Waxa la'aas aasay sanadka Marku ahaa 2012/11/11

    Maalin axada




☆Macalimiinta so maray koxda

¤ maxamud maxamad (jiijiil) ¤ c/raxman mxamad (taakow) ¤ c/waxid maxamd (qarsho) ¤ c/naasir muqtaar ( maqluuq) ¤ maxamd c/lahi (alpha) ¤ c/raxman (walaq) ¤ macalin dahir ¤ c/raxmaan (usaame)




♡Macalinki ugu horeyay koxda

¤¤ Maxamad maxamud jiijiil




♡ kabtanki ugu horeyay koxda

¤¤ Askari



♡koobabkii ee qaday kooxda

  • quracley cup 2013/2014
  • luuqa cup 2013/2014
  • quracley cup 2014/2015
  • ramadan cup 2015/2016



♡Kobabkii laga qaday koxda

  • ramadan cup 2012/2013
  • quracley cup 2013/2014
  • ramadan cup 2014/2015
  • muscab cup 2014/2015
  • quracley cup 2015/2016




♡ciyaartoydii soo maray koxda

☆ malaay d

☆ farxsane d

☆ sandheere d

☆ c/malik n

☆ garaad swedhan n

☆ m.ali kalay d

☆ meesi g

☆ c.cali d

☆ ayuub tores s

☆ hilaal q

☆ najib fidig b

☆ c/qadar n

☆ qalid abuur d

☆ taakow d

☆ raaul s

☆ cabas ethopian g

☆ usaame g

☆ arbaca d

☆ anas sansiriyo g

☆ c/waxid qarsho d

☆ burhaan g

☆ c/xafiid q

☆ c/le cr g

☆ c/shakur farole g

☆ maanka hero q

☆ Buris ☆ sergio ayanle d

☆ c/naafac q

☆(...........) d

☆(...........) d

☆ c/najiib q

☆ garaad q

☆ macshar s

☆ Jitlii g

☆ M.naasir b

☆ ilyaas q

☆ najiib mowla s

☆ xasan muriidi b




♡ kuwa hada jogo koxda 2016

  • askari
  • saacid
  • c/risaq xashi
  • ayaanle
  • ma'iin
  • c/qadir
  • jacelow
  • axmadey
  • ciilow
  • c/raxman xirsi.
  • huulka
  • alaki.
  • maxamad deeq
  • xarako
  • hadhalla
  • abshir



☆ ciyrtoyda ugu safashada bdn

¤ askari 557 ¤ abdi gadir 556 ¤ ma'iin 528



☆ ciyartoyda ugu golasha bdn

  • ma'iin 368
  • abdi gadir 354
  • askari 310



☆ ciyartoyda ugu cawinta bdn

¤ abdi risag hashi 83

  • askari 66

¤ saa'id 65



☆ ciyartoyda ugu jalaha bdn

¤ malay 83 ¤ m.ali 50 ¤ abdi gadir 47








☆ ciyartoyda ugu rosaha bdn

  • hadhalla 5
  • askari 3
  • alaki 2




☆ciyrtoyda kxda lagu xushmyo

¤ abdi risag hashi ¤ abdi gadir ¤ askari



☆ciyrtoyda ugu musharka bdn

  • askari 300'000
  • abdi gadir 289'000
  • ma'iin 210'000

Zanetti123[wax ka badal xogta]

Wax ku dar waxne ka reeb sida adiga kula tahay thanks Dhamaan reeer Ceelmeegaag iyo dhamaan Bahweynta Reer Galmudug Zanetti123 (talk) 09:09, 7 Abriil 2019 (UTC)[reply]

@Zanetti123 Xuseen ibrahim Xuseen (wadahadal) 04:10, 23 Nofeembar 2023 (UTC)[reply]
@Zanetti123 Xuseen ibrahim Xuseen (wadahadal) 04:10, 23 Nofeembar 2023 (UTC)[reply]

Magaceyga o buuxa ABDIMALIK MOHAMED SIAD nenasta Qoollaa Abdimalik Siad (hadal) 04:18, 20 Abriil 2020 (UTC)[reply]

Magaceygu waa Abwaan cali hiraabe (Abwaan hiraabe)[wax ka badal xogta]

waxan doonayaa inaan dadka u faa iideyo waxa Aan ku dhaamo oo ku saabsan qulladda Afka soomaali Ogoow Afka soomaaliga waa Af hodan Ah waxan rabaa inaan sheego Ama Aan bulshad Ogeysiiyo waxa ka daahsoon Ee Aan ku dhaamo

waxan Arkay dad badan oo qoraya qoraallo haddane xarafka ka u danbeysiinayo xarafka ta,da iyo xarafka ma,da

haddaba ogow ma jiro eray soomaaliya oo ku damaaado sadexdaan xaraf sida k, t , iyo m

waxaana bedelay saddax kale oo booskoodii buuxiyay xarafka ka,da waxaa bedelay xarafka ga,da xarafka ta,da waxaa bedelay,xarafka da,da xarafka ma,dana waxa bedelay xarafka na,da

tusaale buuk waxa uu ku dhamaaday xarafka k Annaga Afsoomaali Ahaan waxaa bedelay xarafka g oo waa buug .

kuwa kalana waa la mid


sidaa owgeed waxan leeyahay Afka barashadiisa fiiri Gaar ah ha looyeesho 192.145.175.136 15:41, 22 Abriil 2022 (UTC)[reply]