Jump to content

Talk:Writer by: (JAMAAL JIBRIIL CISMAAN MASALLECASE) Reeryoonis

Page contents not supported in other languages.
Hadal ku dar
Ka Wikipedia

Muuse Abokor Dadka ay dhalyo wadagaan Maxamed Abokor, Samane abokor, Cumar Jibriil iyo tolka kalee ee beesha Habarjeclo Beesha Muuse Abokor waa beesha ugu badan Habarjeclo oo ah 2/3 waana beel balaadhan oo 5 gobol oo somaliland ah degta, Togdheer, Saaxil, Sool, Saraar, iyo Sanaag, Waana beesha ugu deegaanka badan Somaliland. Muuse Abokor wuxuu soohdin la leeyahay MUUSE ISMACIIL iyo Muuse Arreh (HY) dhinaca waqooyi-bari, sidoo kale waxay soohdin la leeyihiin Dhulbahante dhinaca bariga iyo dhinaca konfuur-bari, ugu danbeyn m Habar Awal (ciise muuse) oo dhinaca dhinaca galbeedka. ceerigaabo sanaag Reeraha Muuse Abokor Reeraha ugu waaweyn: biciide REER YOONIS cali barre uduruxmiin muuse idarays muuse Bahmajeelo maxamed barre buraale yoonis Muuse Abokor wuxuu u kala baxaa 14 reer oo kala ah: Uduruxmiin Muuse Axmed Faarax Biciide Reer-idle Cali Barre Bahmajeelo Maxamed Barre Bahsanbuur Idarays Muuse Beesha Baho Buraale Yoonis Beesha Bahsanbuur Samatar Biciide looge maxamed allamagan maxamed maxamed cismaan Bare Cismaan (reer bare) Abtirsiinta Sheikh Ishaaq Bin Ahmed (Sheikh Ishaaq) Muuse Isaaq (Habarjeclo) Abokor Muuse Jibril Abokor Abokor Jibril Maxamed abokor Samane abokor Muuse Abokor Uduruxmin Muse Idris Muuse Cabdiraxman Muuse caliu Cisman Cabdiraxman (Bah Majeelo) Cabdille Cabdiraxman (Bah Majeelo) Isaaq Cabdiraxman (Bah Majeelo) Yoonis Cabdiraxman (Reer Yoonis) Maxamed Yoonis Cismaan Yoonis Barre Cabdiraxman Cali Barre Maxamed Barre Yoonis Barre Buraale Yoonis Biciide Yoonis(Biciide) Iidle Biciide Wadhowr Biciide (Bahsanbuur) Samatar Biciide (Bahsanbuur) Farah Biciide Ahmed Farah Iidle Farah (Rer Iidle) CUmar Farah (Boho) Fahiye Farah (Boho) Muuse Farah (Boho) Roobsuge Farah (Boho) Geedi Farah (Boho) Wacays Farah (Boho) Sahal Farah (Boho) Cabdille Farah (Bah Farwiyo) Cali Farah (Bah Farwiyo) Magaalooyinka iyo Deegaannada ay Muuse abokor degaan. Beeshu waxay degta dhulka ugu baladhan somaliland waxana ka mida ah min laga bilabo berbera ilaa xiis oo ay u dhaxayso ku dhowad 500km sidoo kale laamiga teedsan burco ilaa ceerigaabo sidoo kale laamiga gobolka sool aada iyo deegaan kiisa oo dhan ilaa guumays. Siday u kala degan yihiin Beelaha maxamed yoonis iyo bahmajeelo waxay gebi ahaan degan yihin gobolada saaxil iyo togdheer, beelaha cismaan yoonis, cali barre, maxamed bare iyo qaybo kamida reer iidle waxay degan yihin gobolka saraar iyo sool, beelaha uduruxmiin, idarays, bahsanbuur, axmed faarax, reer buraale yoonis waxay degan yihin gobolka sanaag iyo sido kale saaxil. Gobolada saraar sool saaxil sanaag togdheer iyo wadamada ethiopia, kenya iyo somalia . Deegaanda ceerigaabo caynaba ceelafweyn garadag Xiis gudmo biyocas Oog bixin barkada cali xirsi degmada badwayn ceeldibir ceeldhaab ceelbaxay ceeryaan Degmada madaxyaweyn degmada ceelal dayaxa dhanaano dararwayne fadhigaab fiqi ayuub garabcad higlo huluul Harti yimid jablehe karin Kalsheekh Kalmac laasadhagaxguduud laasmuuse laasciidle laasdoomaare raaribuul ruguuda shalcaw sincarro soddonlay waridaad warta xooga xamilka xundhurgaal Yufle Gowsawayne Faraguul Fadhiyar God-heeli Shiisha Dhooba cantuug Galjano Barekhaawi Taygara Beerweeso Dhadhiinyaxye Boodhlay Karinbiyood Bocoolo Darayle Biyodhacy Goodcaanood Qacab Durdur Ceelcade Bali ciise Buqdharkayn Garuble Cag iyo dhabardalool ilad ilad garood Kalshiikh Yufle Raqas Maax Goddaray Uurweyn Wardheer Urgumi galciidle Kaam Maaweel Siigadheer Mashruuca Wiriir Tuur cabdule Tuurciyaal Daraylamood Ceelnimcoon Balanbaal Kalaxuunsho Qoridheere Ceelal laasgalool Gal iyo qac tukub dhoomo dhuurcilaan cilaamo laasojaan Siraadlay Suufdheere Dagaar taygara godheeli fadhiyar Dadka caanka ah Halgamaa xaaji suudi muj[ guray xadhigle kite fiqi Siyaasiyiinta ugu caansan waxa kamida : Michael mariani Maxamuud xaashi Xasan gaafaadhi NUUR AMAAN Yusuf Maxamed Cali (Tuke) dube caliyare axmed kayse Dhoola yare Axmed xayir maareye Cali sicid raygal Hinda Cali Biikalo Axmed Nuur Faahiye, Axmed Rooraaye AxmedJiir Abdalle Ali Saed Fanaaniinta waaweyn: saynab cige saafi ducaale cabdirisaq saleban gaas saabriiina muuse Qaar ka mida Culimada ugu Caansan: sheekh ismaaciil tabliiq sheekh Cali warsame Oday dhaqameed-yada ka soo jeeda muuse abokor Suldaan Cali Muuse suldaankii u horeeyay ee Habarjeclo. Suldaan Cabdilahi Suldan Cali (suldaanka guud ee beel-weynta Habarjeclo). Boqor cismaan Buurmadow (Boqorka soomaaliyeed) Sidoo kale waxa jira suldaano ay leeyihiin beelaweynta muuse abokor Sida: Suldaan Siciid Yuusuf Suldaanka Biciide Suldaan ismaaciil Nuur wacays(qudde) suldaanka bahsanbuur Suldaanka reer iidlaha, suldaanka cali baraha, suldaanka uduruxmiinka. Tijaarta ka dhalatay INDHA DEERO GROUP ALHARBI ASLI MAYDI AL IKHWA MUBAARIK Pharmacies Shaahyahan MUBAARIK fuel station writer by: (JAMAAL JIBRIIL CISMAAN MASALLECASE)

Start a discussion about Writer by: (JAMAAL JIBRIIL CISMAAN MASALLECASE) Reeryoonis

Start a discussion