Talk:Xaliima Magool

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

waxaan rabaa inaan saxo waqtiga ay dhalatay waxba kama jiraan sanadka meesha ku qoran waa da,dii ay isku dhiibtay holland sababtoo ah magool waxay fanka ku soo biirtay 1957 marka meeqa sano ayey jiri kartaa ugu yaraan 16 sano ,daleys waxay bilowday 1952, gududo carwo 1952, baxsan 1955,duniyo 1958, maandeeq 1961, hibo 1966, maryam mursal 1966,zahra axmed 1969,saado cali iyo shankaroon 1972, khadra dahir 1974, kinsi aden 1976, khadiija hiiraan 1980 oo ay riwaayad la meteshay cigaal iyo shamuuri iyo duniyo.