Talk:Xamar
Hadal ku darMuuqaal
waraa dadkaan meeshaan ku qoraayo beesha abgaal waa in aad wax sax ah qortaan!. Abgaal taariikh uma lahan gobolka banaadir, waa dad reer guuraa ah oo meel kasto soomaaliya ka degan.Abgaal malahan meel u gooni ah, teeda kale xamar meel ee ka degan yihiin oo lagu yaqaano ma jirto.Waa sax xamar qabiil malahan, laakiinse beel kasto degmo ee taariikh ku leedahay. reer banaadiriga neh waxee degaan xamarweyne, abgaalka neh ma degmadaas ee taariikh ku leeyihiin???
Bilow dood ku saabsan Xamar
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Adiga waxaad isticmaali kartaa boggan si aad ula bilowdo dood dadka kale oo ku saabsan sida loo horumarin karo Xamar.