Talk:Xinbarwaaqo
Hadal ku darMuuqaal
Faalladii ugu dambaysay: 5 bilood kahor ee ~2026-14421-49 qodobka Deeganka xinbarwaaqo
Deeganka xinbarwaaqo
[wax ka badal xogta]Degaanka xinbarwaaqo malahan isbitaal guud ay leeyihiin dadka Deeganka. Sido kale dadka Deeganka aya ku dadaalya siday u noqon lahayeen dagmo dhameestiran ayko magacbis ka helay gadoomiye ku xigeeka dagmada hobyo mukthtar shiiq Salim.
Waxu soo magacaby:
Cabdi Dheere- Gadoomiyha Dagmada.
Kala-jaban{neenaas} - Gadoomiye ku xigeenka Dagmada.
Dadka deeganka aya bilabay olole lacag aruurin oo ay uga dan leyihiin siday u dhisan lahayeen xarunti dagmada ku shaqayn laheed.
Dadka deeganka aya la tacalaya Bacaad kaas oo ku wax yeelo u geestay dadka iyo duunyada.
Dowlada galmudug aya aad uga gaabise kaalinti ay ugu gar gaari laheed deegnka xinbarwaaqo.