Talk:Xuubcaarada caalamiga (Internet)
Hadal ku darinternet
Internet waa hab aduunka oo dhan u furan iney isku dhaafsadaa waranka, cilmiga, ganacsiga iwm. Internet wuxuu ka kooban yahey Shabakadda Kumbuyuutarrada (Ingriis: Computer Network). Kuwaasoo xogta (Ingriis: Data) isku dhaafsadda habka loo yaqaan internet protocol. Wuxuuna ka kooban yahey malyuunaad shabakkadood (English: network) sida kuwa jaamacaddaha, ganacsiyada, dowladoha, shirkadaha. Kuwaas oo si wadojir ah isku dhaafsada xog kala duwan oo noocwalba leh sida sawiradda, fiidhyoowyada, codadka, iyo qoraaladda.
Magaca internet wuxuu ka yimid ereyga interconnection network, oo loo soo gaabiyey internet.
Bilow dood ku saabsan Xuubcaarada caalamiga (Internet)
Bogaga dooda waa meel ay dadku kaga hadlaan sida loo hagaajin karo nuxurka Wikipedia si uu u noqdo kan ugu wanaagsan ee uu noqon karo. Adiga waxaad isticmaali kartaa boggan si aad ula bilowdo dood dadka kale oo ku saabsan sida loo horumarin karo Xuubcaarada caalamiga (Internet).