Talk:Xuubcaaro (Internet)
Hadal ku darinternet
Internet waa hab aduunka oo dhan u furan iney isku dhaafsadaa waranka, cilmiga, ganacsiga iwm. Internet wuxuu ka kooban yahey Shabakadda Kumbuyuutarrada (Ingriis: Computer Network). Kuwaasoo xogta (Ingriis: Data) isku dhaafsadda habka loo yaqaan internet protocol. Wuxuuna ka kooban yahey malyuunaad shabakkadood (English: network) sida kuwa jaamacaddaha, ganacsiyada, dowladoha, shirkadaha. Kuwaas oo si wadojir ah isku dhaafsada xog kala duwan oo noocwalba leh sida sawiradda, fiidhyoowyada, codadka, iyo qoraaladda.
Magaca internet wuxuu ka yimid ereyga interconnection network, oo loo soo gaabiyey internet.
Start a discussion about Xuubcaaro (Internet)
Talk pages are where people discuss how to make content on Wikipedia the best that it can be. You can use this page to start a discussion with others about how to improve Xuubcaaro (Internet).