Taloreally

Ka Wikipedia
taloreally
ShirkadaTV/Social media
La aasaasay2015
XaruntaSomalia
Alaabtaadeegyada mobilelada
tariikhaha dalalka
waxbarashada
Websitetaloreally

taloreally ama talo Waa TV ama muqaal baahiye madaxbanan oo baahiya muqaalo isugu jira noocyo badan, sida, cafimaadka, arimaha bulshada dhiirigalin, tariikhaha ,latalinta ardayda , iwm

TARIIKH[wax ka badal | wax ka badal xogta]

taloreally waa waxa markii uhoraysay aas aasay abdirashiid maxamed cismaan Oo ah oo ah khabiir somaliyeed Waxayna ahayd 2015

Lakiin markasi hawada ma soogalin oo waxa ay ahayd markii fikradu ku dhalatay Abdirashiid

Waxa si rasmi ah hawada usoo gashay ama social media 2017 waxa ayna hada shaqaynaysaa 3 sano

Taloreally waxay rajaynaysaa in uu kusoobiiro qofkasta oo dadka wax usoogudbin kara waxa nagala sooxariiri kartaa email taloreally@gmail.com