Taxonomy (biology)

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

waxaan rabaa in aan kala saaro ama caddeeyo, xogta ku saabsan shimbirta loo yaqaan XAMAAMKA, siiba nooca la yidhaahdo afka qalaad (Pigeon), iyo magac kale ee la yidhaahdo QOOLLEY (Dove), Xamaam iyo Qoolley, waa laba magac oo loo kala yaqaanno laba nooc oo shimbiro ah, kuna nool bariga afrika. Xamaamka ayaa u sii kala qaybsama ilaa dhawr nooc oo kala duwan, waxaana ka mida, Xamaamka bunniga ah (Spekled pigeon), Xamaamka guryaha (Rock Pigeon), Xamaam soomaali (Soomaali Pigeon) iwm.Qoolleyda ayaa iyana ka kooban ilaa 8 jinsi oo kala duwan. xajmi ahaanna kala duwan, sidoo kale xamaamku aad buu uga weyn yahay qoolleyda, waxaana bahdan qoolleyda ugu yar midda lagu magacaabo QOMBOROW ( Namaqua Dove).