Telefishin

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Boga "tv" halkan aya laga soo toosiyay.
TV 22 inch

Telefishin ama Telefisiyoon (TF/TV) sida badan waxaa loo isticmaalaa gudbinta iyo helida sawirada socda iyo maqal. Telefishinka waxaa badanaa laga fiirsada dhacdhooyinka aduunka waxyaabaha cusub ne waa lagu faaniyaa. Waxaa sidoo kale eey dadku ka fiirsadaan musalsalada, filimaanta, wararka, barnaajmiyo iyo waxyaabo kaloo la mid ah.