Template:BLP
Appearance
NOINDEX
| Boggan waa inuu u hoggaansamaa siyaasadda taariikh nololeedka dadka nool (BLP), xataa haddii uusan ahayn taariikh nololeed, sababtoo ah wuxuu ka kooban yahay xog ku saabsan dad nool. Xogta muranka dhalisa ee ku saabsan dadka nool ee aan lahayn ilo-xogeed ama ilo-xogeedkoodu liito waa in si degdeg ah looga saaraa bogga iyo boga wadahadalka, gaar ahaan haddii ay u muuqato mid meel-ka-dhac ah. Haddii xogtaas mar kale lagu soo celiyo, ama haddii aad qabto walaac kale, fadlan arintaas ka soo sheeg looxa ogeysiiska.Haddii aad tahay qofka uu ku saabsan yahay boggan, ama aad matalayso, oo aad u baahan tahay caawimo, fadlan eeg bogga caawimada. |