Template:BUQ AQABLE waa magaala jirta waxka badan labo qarni

Ka Wikipedia

Buq Aqable waa magaalo muhiim ah waxaa mara wadada isku xirta Muqdisho iyo Gobalada dhexe, waxaa sidoo kale ay tahay istiraatiji dhanka wadooyinka, waxaa sidoo kale kabaxa wada si toos ah u aada Magaalada Baydhabo wadadaa o ey isticmaali jireen isticmaarkii Talyaaniga, waxaa sidoo kale eey leedahay dhuldaaq aad u weyn iyo dhul howd ah oo ey ka baxaan dhirta noocyadeeda kala duwan.Buq Aqable waa magaalo ku caan ah nabad wanaaga iyo isdhexgalka bulshada iyo waliba horumarka dhanka waxbarashada

Buq Aqable waa magaalo muhiim ah waxaa mara wadada isku xirta Muqdisho iyo Gobalada dhexe, waxaa sidoo kale ay tahay istiraatiji dhanka wadooyinka.

Template parameters[Edit template data]

ParameterDescriptionTypeStatus
No parameters specified