Template:Degmooyinka Gobolka Sool/doc
TAARIIKH NOLOLEEDKA AADAN CAGO.
Taariikhda dhalashada 1985kii.
Goobta dhashada kalabaydh.
Gobolka dhalashada sool.
Shaqada macalin & siyaasi.
Sooyaal kooban:
Inta badan noloshayda waxaan kusoo qaatay gobollada waqooyi ee Somalia gaar ahaan gobolka Sool.
Halkaas oo aan waxbarasho daydii heerarka kala duwan iyo shaqooyinkii iigu horreeyey kasoo qabtay.
Aadan cago waxa uu 2010 kii iskasoo isu Soo sharaxay xildhibaan gole deegaan xisbigii Ummadda ee ahaa ururradii asxaabta qaran jamhuriyadda Somaliland markaa u tar tamayey, balse Kuma quulaysan.
2013-2016kii waxaa loo magacaabay xoghayaha xisbiga mucaarad ka ah ee WADDANI ee gobolka sool. 2016 kii dhamadkiisa ilaa 2019kii ayaa isagoo ah weli xoghayaha gobolka sool ayaa uu ka midnoqday xubnihii golaha dhexe ee heer qaran.
Waxbarasha:- 1998-2006aadkii- Dugsiga H/dhexe ee Abyan degmada lascanod Somalia.
2006 - 2010kii dugsiga sare llays educational academy ee lascanod Somalia.
2010 - 2014kii- jamacadda nugal University ee lascanod Somalia.