Template:Essay
Appearance
Tani waa maqaalo fikradeed. Waxay ka koobantahay talooyin ama aragtiyo ay bixiyeen hal ama dhowr ka mid ah ka qaybgalayaasha Wikipedia. Boggan ma aha maqaal encyclopedic ah, sidoo kale ma aha mid ka mid ah xeerarka ama hagayaasha Wikipedia, maadaama aan si buuxda looga ansixin bulshada dhexdeeda. Qaar ka mid ah maqaalladan waxay matalaan caadooyin guud; kuwa kalena waxay matalaan aragtiyo tiro yar oo kaliya. |