Template:Importance scheme
Appearance
| Muhiimadda | Shuruudaha | Tusaale |
|---|---|---|
| Top | Mawduucu aad buu muhiim u yahay, xitaa waa asaasi u ah qaybtiisa cilmi-baarista. Waxaa loo qoondeeyaa mowduucyo caan ka ah heer caalami ah. | Kindergarten |
| High | Mawduucu aad buu u caansan yahay, laakiin weli ma gaarin heer caalami; badanaa wuxuu caan ku yahay hal qaarad ama gobol. | Factory Acts |
| Mid | Mawduucu wuxuu ku koobanyahay muhiimad ama caanimo ku dhex jirta qayb gaar ah ama deegaan kooban. | 0.999... |
| Low | Mawduucu ma aha mid muhiimad weyn ku leh xataa qaybtiisa; waxaa laga yaabaa in lagu daro keliya si uu u daboolo qayb yar oo ka mid ah maqaalkale. | G cell |
| Bottom | Mawduucu wuxuu leeyahay heerka ugu hooseeya ee khuseynta ama muhiimadda. | International Cricket (video game) |
| NA | Muhiimaddu ma khusayso. Badanaa waxaa loo isticmaalaa bogagga aan ahayn maqaalada sida dib-u-soo-celinta, qaybaha, iyo templates. | Category:Palms |
| ??? | Muhiimadda mawduuca weli lama qiimeyn. |