Template:Maanta Oo Kale 28 Diseembar
- 1836 – Boqortooyadii Isbayn waxay aqoonsatey xoriyada Meksiko.
- 1846 – Gobolka Iowa waxaa lagu dhawaaqay inuu yahay gobolkii 29aad ee dowlada Maraykanka.
- 1908 – Dhulgariir lagu qiyaasay 7.2 ayaa luxay magaalada Messina, Sicily, Talyaaniga.
- 2006 – Itoobiya oo qabsatay magaalada Muqdisho.