U bood nuxurka

Template:Portal:Af-maal/Liiska

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Afka Soomaaliga wuxuu ka mid yahay luqadaha loo yaqaano Luqadaha Kushiitiga Afro Aasiyaatik, wuxuuna leeyahay lahjado farabadan sida.

Af-Soomaaliga waxaa ku badan erayo shisheeye, sida Af-Carabiga, Af-Taliyaaniga iyo Ingiriiska.