Template:Portal:Af-maal/Xul

Ka Wikipedia

Af-Soomaaligu waa mid ka mid ah afafka ugu muhiimsan Geeska Afrika, waana kan rasmiga ah ee wadanmada Soomaaliya iyo Jabuuti, waxaa kaloo si wayn loogaga hadlaa qaybo ka mida Itoobiya iyo Kenya. Waxuu ka tirsan yahay afafka loo yaqaan Kusheetik oo ah laan ka tirsan bahda luqadaha Afro-Aasiya, Kusheetikna wuxuu ka sii yahay Kusheetik Bari, waxaana ku hadla qiyaastii 25 milyan oo qof, ee ku nool waddamada Soomaaliya, Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya.