Template:Sawirka Maanta 5 May

Ka Wikipedia

Shaah ama Shaax waa cabitaan kulul, oo dadka tamar siiya! shaaxa waxaa laga sameeyaa geed caleentiis, wuxuuna ka baxaa wadamada qaarkood, cabitaanka shaaxa wuxuu dhaqan u yahay wadamada aasiya gaar ahaan wadanka hindiya, aduunka oo dhan neh waa laga isticmaalaa. soomaalida badankooda shaaxa waxee isticmaalaan galabtii cassiryo iyo subixi aroorti. Cuntadana way ku cunaan, sida Canjeerada ama Muufada.