Template:Shaqsiyad diineed
| Shaqsiyad diineed | |
|---|---|
Tusmadaan waxaa loo adeegsadaa shaqsiayad diineed
Tusmada oo bannaan
[wax ka badal xogta]{{Shaqsiyad diineed
| magaca =
| image =
| size_image =
| alt =
| comment =
| naynaas =
| taariikhda_dhalashada =
| goobta_dhalashada =
| taariikhda_dhimashada =
| goobta_dhimashada =
| ka_sharfan =
| taariikhda_barakayn =
| goobta_barakaynta =
| barkaysane =
| taariikhda_lasoo_saaray =
| goobta_lagasoo_saaray =
| meesha_ugu_weyn =
| taariikh_la_xuso =
| astaamo =
| shafeeco =
| abtiris =
| shaabad =
| taariikh_xaram =
| xaram =
}}
xulashooyinka
[wax ka badal xogta]xulashada qasabka ah
- magaca
- magaca ciwaanka.
xulashada dooqaada
- image
- ikoon, taallo iyo wixii la mid ah... adeegso magaca sawirka oo kaliya adigoo ka reebaya "file:".
- size_image
- muuqaalka sawirka. adeegso halbeeg wanaagsan tusaale: 150px si uu sawirku kuugu soobxo qaab ah 150 pixel. haddii aad ka tagto qaanadaan iyadoo bannaan sawirku wuxuu ku soo bixi doonaa qaabka ah 290px.
- alt
- faalada sawirka ee gaarka ah aqristayaasha ee dhib ku qaba aragga. eeg wikipedia: Alt. waa in wax laga xusaa haddii uu yahay file oo lagu gooni yeelay.
- comment
- faallo ku saabsan sawirka, haddii aad doonto ama ay tahay lagama maarmaan.
- naynaas
- naynaasyada ama.
- taariikhda_dhalashadaة
- taariikhda dhalasha ama mid ku dhow.
- goobta_dhalashada
- goobta dhalashada qofka (dalka, magaalada, tuulada, deegaanka...iwm)
- taariikhda_dhimashada
- taariikhada uu dhintay, ama ku dhow.
- goobta_dhimashada
- goobta uu ku dhintay (dalka, magaalada, tuulada, kailinka...iwm)
- taariikh_la_xuso
- maalinta la xuso
- ka_sharfan
- kooxaha ama diimaha sharafta qofkaan.
- taariikhda_barakayn
- taariikhda bakaynta.
- goobta_barakaynta
- goobta lagu barakeyey.
- barkaysane
- Awooda barakaysay. kaatooliga boobka barakeeyey.
- taariikhda_lasoo_saaray
- taariikhda la soo saaray si uu nabi u noqdo, haddii ay waafaqsantahay islaamka, ama taariikha cayiman.
- goobta_lagasoo_saaray
- goobta laga soo saaray, ama waxyiga uu kula soo degay, hadii ay tahay meel cayiman.
- meesha_ugu_weyn
- halka lagu aasay.
- astaan
- waxa ku tusaya ama daliil ah...iwm.
- ahafeeco
- Dad, meelo, cudurro...
- abtiris
- Abtiriska qofka diimeed.
- Shaabad
- shaabadda qofkaan diimeed uu leeyahay ama saxiixiisa.
- taariikh_xaram
- haddii ay wadaada kaatoliga ay ka joojiyeen taariikhda sheeg
- Muxram
- Waa nin diineed ama goob ay ka soo baxdo fatwada lagu diiday in la raaco.
Wadashaqayn kooban
[wax ka badal xogta]HTML-ka uu soo saaro template-kan wuxuu ku jiraa hCard microformat, kaasoo ka dhigaya faahfaahinta qofka inay fudud u akhrisan karto kombiyuutarada, ha ahaato si toos ah loogu diiwaangeliyo maqaalada Wikipedia ama iyada oo loo marayo qalab browser oo uu isticmaalo akhriste, tusaale ahaan, si looga daro qofka buug cinwaan ama xog-ururin. Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan isticmaalka microformats ee Wikipedia, fadlan eeg mashruuca microformat
Hoos-template-yada
[wax ka badal xogta]Macluumaadka taariikhda dhalashada ("bday") waxaa lagu dari doonaa microformat-ka kaliya haddii {{birth date}} ama {{birth date and age}} lagu isticmaalo infobox-ka. (Ha isticmaalin haddii taariikhdu ka horeyso 1583). Ka taxaddar markaad isticmaalayso haddii qofku weli nool yahay, sida ku xusan WP:DOB.
Si aad ugu darto URL, isticmaal: {{URL}}.
Fadlan ha tirtirin tusaalooyinka hoos-template-yadan.
Fasalada
[wax ka badal xogta]hCard wuxuu isticmaalaa fasalada HTML oo ay ku jiraan:
- Cinwaan
- Wakiil
- Taariikh Dhalasho
- Goobta Dhalashada
- Qayb
- Magaca Dalka
- Taariikh Geeri
- Goobta Geeridda
- Cinwaan Dheeraad ah
- Magaca Qoyska
- Magaca Buuxa
- Magaca Hore
- Kordhin Sharaf
- Dhamaad Sharaf
- Calaamad
- Degmo / Magaalo
- Magac
- Laqab
- Qoraal
- Urur
- Doorka
- Cinwaanka Webka
- hCard
Fadlan ha bedelin ama ha tirtirin fasalladan, sidoo kale ha isku dhigin walxaha ku jira ee isticmaala iyaga.