Template talk:Infobox

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Wabiga Shabbeele[wax ka badal xogta]

Wabbiga Shabbeele waxa u maraa oo kale degmada Balcad waxaana looga faa,iideysan jiray xilligii dawaldii dhexe ee Soomaaliya mashruucii la dhihi jiray Mashruuca biyo xireenka degmada Balcad kaas ku fadhiyay baaxad weyne, hawsha ugu weyn u qaban jiray waxa ay aheyd in suuf badan laga soo saaro si ay warshada dharka ee ku tiil degmada balcad ee dharka iyo joodariyada sameyn jirtay looga helo wax soo saar