Jump to content

Buuga Cagaaran (Mucamar Qadaafi)

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay The Green Book (Muammar Gaddafi))
 waxaa la burburiyey dhismihii guud ee buugga cagaaran xaafadda hoose ee magaalada Benghazi  2011 xilligi lagu guda jiray [[dagaalladii sokeeye ee liibiya]]

Buugga cagaaran  (Af Ingiriis: The Green Book; Af Carabi: الكتاب الأخضر) waa buug gaaban oo ku saabsan aragti siyaasadeed oo uu qoray madaxweynihii hore ee dalka liibiya mucammar al-qaddafi buuggan ayaa marki u horreysay la daabacay sanaddii 1975 kii kaas   oo looga baahnaa  inay akhriyaan   dhammaan dadka reer Liibiya..[1]

  1. Alexander Dziadosz (2 March 2011). "East Libyans burn Gaddafi book, demand constitution". Reuters Africa. Retrieved 26 August 2011.