Tipitaka
Appearance

Tipitaka waa buugga xurmada leh ee Budhiismka ee luqadda Pali. Magaca wuxuu u tarjumayaa saddex dambiil. Qaybta hore waxay ka kooban tahay edbinta monastik. Qaybta labaad waxay ka kooban tahay khudbadaha Buddha. Qaybta saddexaad waxay ka kooban tahay qoraallo ku saabsan metaphysics-ka.