Togyar doollo
Appearance
Togyar waa deegaan daaqsimeed hawd ah oo u dhaxeeya degmada qalloocan iyo degmada heegaale ee dowlad deeganka somalida، deegaanku wuxuu caan ku yahay kaymaha amaga ah iyo soreyga xoolaha, iyo ciida cas ee macaan, waxaa degan xoolo dhaqato aad u fara badan oo qabiilo somaliyeed iskugu jira lakiin waxaa degan oo u badan beesha reer horogle ( reer liibaan iyo réer samatar ) iyo reer bicidyahan. ( reer cali sugle, iyo reer wacays )