Jump to content

Tohob foundation

Ka Wikipedia

waxaa tarikhda markey aheyd 23 jan 2014 malinimo khamis ah xafalad si heer sara ah loo soo agasimaya ay ka dhacaday casimada khartoum ee dalka sudan xafalada ayaa lagu magcabay hay"ad cusub oo ka hool gali doonta dalka Soomaaliya hay ada ayaa loogu magacadary tohob foundation dhaman dadka ka soo qeb galay xafalada ayaa si weyn u soo dhaweyay hay"ada cusub dadka halka ka hadaly ayaa isugu jiray siyaasiyin ganacsato dhaqatiir iyo waliba arday aad u farabadan oo ka kala socday kulyadaha kala duwan ee jamacadaha dalka sudan madaxa hay"ada tohob foundation <mahad tohob.> oo gooobta ka jeediyay qudbad ay aad ugu riyaaaqen ka soo qeybgalayashi xafalada ayaa ka waramay sida hay"adan loo aasaasay iyo dadka aasaasy mahad tohob ayaa sheegay in ganacasto iyo siyasin iyo waliba aqoon yahano somali ah oo dalka gudaha iyo dibada ku nool ay isaku xilqamen in ay shacabka somaliyed gacan ka siiyan sida ay uga bixi la haayen dhibatada dhor iyo labatanka sano socotay sidoo kale madaxa ha"adan cusub ayaa shegay in ay ka shaqeeyn doonan sidi ay maatida somaliyed ee ku dayacan gudaha iyo dibadaba uga bixin la haayen baahi kasta oo ay ku sugan yihi (sidan la socono dalka waxan ku yar amaba la oran kara si buuxda ugama shaqeyan ha"adaha caliga ah shacabka somaliyed ee xaladaha kala duwan ku hesta gudaha smaliya waxay u bahan yihin sidii ay uga bixi la haayen dhibatada ku hesta gobalada dalka iyo waliba xuduudaha dalka sidaan la socono shacabku waxay u bahan yihin sidii ay dib ugu noolan lahayen degaanadoodi ay abaarta ka soo barakicisay sidan la socono magalada casimada ah ee mugdisho waxa ku sugan in ka badan 2 kun oo barakacayaal ah dadkaas oo isugu jira dad ay abaari soo kicisay iyo dad ay dagalo ka soo bixiyen deganadoodi iyo waliba dad ka soo cararay fatahaada wabiga shabeele dadkaasi sanadyadi la soo dhafay maan helin wax dareyeel buuxa ah mana jirin cid iyo waliba hay"ad u maqaneed lkn manta waxaan cadenayna inaan gargaari doono shaqsi kasta oo soomaliye oo dhibato ku heesato gudaha iyo dibada somaliye waxaan cadeeneyna inaan gacan ka geesan doono sidii shacabka somaliyed uga bixi la haayen dhibatada soo jiitamaysay dhoor iyo labatanka sano waxaan si buuxda u cadeeneyna in tohob foundation ay noqon donyo foundationkii ugu horeeyay ee si buuxda uga hool gala guud ahan dalak Soomaaliya )madaxa ftohob foundation oo hadalkiisa sii wata ayaa shegay in aysan wadan ama shirkado aysan ka gacan siin dhismaha foundationksn sidoo kale waxa uu shegay in ganacsato iyo dhaqtir ay iska kaashadeen oo kliya siee ay uga bixi lahaayen shacabka somaliyed dhibatada heesatay sanadyadii la soo dhafay sidoo kale waxaa xafalada loogu dhawaqay hay adan ka soo qeybgalay ardayda dalka sudan oo iyaguna sheegay in gacan ka geesan doonan sidii ay u taageri la haayeen tohob foundation 1;in la gacan qabto shaqsi kasta oo somaliah 2;in wax barsho lacag la'aan laga hir galiyo gobalada dalka 3;in goobo cafimd oo gargaarka dad daga ah laga hir galiyo gobalda dadka 4;in goobo ganacsi loogu abuurayo dadka dan yarta ah laga hir galiyo gobalada dalka

ugu danbeyn waxaa khudbada soo xiray mid kamid ah madaxda tohob foundation oo shegay in laga bilabo manta ay ka hool gali doonto hay adani dalka Soomaaliya iyo waliba dibadaba