Jump to content

Tolga Zengin

Ka Wikipedia
Tolga Zengin
Zengin in 2014
Macluumaad Xirfadeed
Dhashay (1983-10-10) October 10, 1983 (Da’da  42)
Ku dhashay Hopa, Artvin, Turkey
Joogga 1.92 m (6 ft 4 in)
Booska cayaarta Gool Hayye
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Hadda Beşiktaş
Nambarka 29
Ciyaartooyda yar-yar
1995–1998 İdmanocağı
1998–2002 Trabzonspor
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
2000–2013 Trabzonspor 108 (0)
2013– Beşiktaş 83 (0)
Xulka Qaranka
2004-2005 Turkiga 21-Jirka ah 3 (0)
2006 Turkiga Kooxda 2aad 1 (0)
2006– Turkiga 9 (0)
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 27 August 2016[1].

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 07 November 2014[1]

Tolga Zengin (Hopa, Octobar 10, 1983) Waa Gool Hayyaha kooxda kubadda cagta ee Beşiktaş. Horey wuxuu soo noqday gool hayyaha Xulka Qaranka Dalka Turkiga, sidoo kale wuxuu waqti dheer (in ka badan sideed sano) usoo ciyaaray kooxda kubadda cagta ee Trabzonspor ee ka dhisan magaalada Trabzon ee wuqooyi bari dalka Turkiga.