Tookh

Ka Wikipedia

Tookh waxaa af ingiriis lagu dhahaa „chauvinism”, „sanctimonious”, „egotistic”, „authoritarian”, „holier-than-thou”, „narcissistic”, „arrogant”.

Ilaahay ma ogola hab-dhaqanka noocaas ah. Laakiin marka dadku rabaan inay beddelaan wuxuu ka caawin karaa inay la dagaalamaan dabeecadda xun. Waa inaan ku dadaalno inaan iska beddelno sifooyinka xunxun. Addoommada Ilaahay waxay ku dadaalaan inay noloshooda ku muujiyaan midhaha ruuxa Ilaahay.