Tuli Foqosho

Ka Wikipedia

Tuli Foqosho waa tuulo qadiimi ah, waa tuuladii lagu aas aasay xeerka caanka ah ee loo yaqaan Xeerka Jaarso, mudo laba sano ah ayay waxgaradka iyo aqoon yahanadii jaarso fadhiyeen Tuuladaa Tuli Foqosho si ay u sameeyaan xeerarkii ama dastuurkii boqortooyadii Jaarso Sultanate ku xukumi jirtay in badan oo ka mid ah Bariga Ethiopia.