Jump to content

Tuulobooro

Ka Wikipedia

Tuulobooro waa tuulo ku taala beriga magaalada Qallaafe. Waxaa waa dhul culumada iyo aqoonta ku caan ah. Waxaa dega beesha Reer Geedoow, gaar ahaan Reer Caadiye.